20-04-08 Weeraro Madaafiic la isku weydaarsanayo oo... Weeraro xoogan oo la isku weydaarsanayo Madaafiiic aad u xoogan ayaa waxa ay kasoconayaan qeybo kamid ah Degmada Huriwaa iyo waxar cadde.
20-04-08 Maleeshiyada dowladda ee kusugan Dharkinleey... Ugu yaraan 4 qof oo laba ka mid ah ay yihiin askar ayaa ku geeriyootay 3 kale dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii bam gacmeed xalay lala beegsaday qaar ka mid ah Maleeshiyada degmada dharkiynleey xili ay ku sugnaayeen Xaafada Macmacaanka ee...
20-04-08 Askari xalay lagu dilay Baydhabo. Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in askari katirsan Maleeshiyada dowlada lagu tooktay xalay halkaasi.
20-04-08 Dagaal Saakay Mar kale Kasoconaya Warshaddii... Dagaal aad u culus ayaa saakay mar kale waxa uu ka soconayaa qeybo kamid ah Degmada Huriwaa, waxaana dagaalkaasi oo dhex maraya Ciidamada Itoobiyaanka iyo Xoogaga kasoo horjeeda la isku adeegsanayaan Hubka noocyadiisa kala duwan.
19-04-08 Kulan Uga Soconaya Ganacsatada iyo... Kulan adag ayaa iminka waxa uu kasoconayaa Bartamaha Suuqa Bakaaraha kaasi oo lasheegayo in looga hadlayo sidii loo dhaqan gelin lahaa isticmaalka lacaga duugga ah.
18-04-08 Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay Afgooye... Wararka aanu ka heleyno Degmada Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal beeleed soconayay Muddo 30-daqiiqo ah uu ka dhacay Bartamaha Degmadaasi kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.