April 24th, 2008
25-09-2006

Mudaaharaad Ka Dhici Doona Kasoo Horjeedka Xafiiska Tony Blair Oo..



Waxaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK, ee kasoo horjeeda in la keeno ciidamo shisheeye dalka Soomaaliya, gaar ahaanna kuwa ay ciidmada itoobiya hor kacayaan, loogu baaqayaa inay kasoo qayb galaan mudaaharaad lagu diiddan yahay qorshaha xukuumadda UK ugu ololaynayso in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya si ciidamadaa shisheeye loo keeno.
Hadaba waxaa lagaa codsanayaa inaad ka soo qabygasho mudaaharaadka uguna yeerto intii kasoo horjeedda faragelintaa shisheeye. Halkan ka eego faahfaahinta mudaahraadka
4.5 / 5 (2 Votes)





FAALLO

SUUGAAN