April 24th, 2008
03-05-2005

Islaamka oo ku Xoogaysanaya Wadanka Koonfur Afrika



Max’ed Sh. Cumar (Alfaqiih), Pritorea Souht Africa
Masjid ku Yaala South Africa
Islaamka ayaa ku soo xoogaysanayaa wadanka Souht Africa oo ah wadan ay soo maray Midabta koorkii uga Taariikhda dheer ee ka dhaca Qarada Afirca . Raadkii uu ku reebay Midabtakoorkuna uu wali ka muuqdo iyadoo islaamkuna uuba mannuuc ka ahaa wixii ka horeeyay

1840-8 Xiligaas oo Dowadii markaa jirtay Ee Turkiga ay u soo dirtay Daacigii ugu horeeyay oo la oran jiray Shiikh Yusuf Effendi oo ahaa Wadaad Suni ah oo haysta Madhabta Xanafiya.

Shiikh Yusuf waxaa kuu ka so degay Magaalada Capetown Taariikhdu markay ahayd 1873 halkaasoo uu ka bilaabay Dacwadisii. Shiikh Yuusuf waxaa uu Masjid kii ugu horeyay meel Galbeedka kaga beegan 40 KM
Magaalada Capetown kaas oo lamagac baxay Misjidka Awfal.

Waxa uuna Qaybiyay Kutubo Faradan oo ku qornaa afafka wadan kaan looga hadlo sida Suuluuga, Afrikaanayska iyo waliba Luuqada Carabiga .

Tan iyo wixii xiligaa ka denbeyay Islaamku waxa uu ahaa mid ku soo xidi daysanaya Wadanka Souht Africa maaliba maalinka ka danbaysa. Masaajida iyo meelaha lagu barto Diinta ayaa iyagu ah meelo aad loo dayactiro oo quruxdoodu ayba ku sooo jiidanayso.

Muslimiintu kaalin muuqata kuama laha dhinaca Siyaasada iyo Talada Wadanka.

4.5 / 5 (13 Votes)




Your name:
Your email:
Subject:
Comment Text:



New Page 1

Comment/Tacliiq

fadomo cabdirisaq
Thu, 24 Jan 2008 07:34:47 -0800
salaan sare dhamaan tiin meelwalba ooaad joogtaan waxaan idin ko salaamayaa salaanta islaak walaale waxaa inlakarabaa hadayno nahay islaam dad ah in ay nokodhaqano
FAALLO

SUUGAAN