Jawaab: Culimada badankood waxeey leeyihiin mantaga weysada ma jabinayo, laakin Al-imaam Abuu Xaniifa waxa uu qabaa in mantaga weysada jabinayo haddii uu gaaro af buuxis.
Imaam Maalik iyo Imaam Shaafi waxeey leeyihiin qofka kama weyseysanayo mantaga laakiin waa inuu ka luqluqdaa afkana iska dhaqaa. Marka sida saxiixa ah waa inuu mantaga weysada jabineynin.